Hogaamiye Abuubakar Shekau oo la sheegay in Qarax Ismiidaamin ah isku dilay

Hoggaamiyihii kooxda maleeshiyaadka ee Boko Xaraam, Abuubakar Shekau ayaa is dilay, sida laga soo xigtay cod ay soo duubeen maleeshiyaad Islaami ah oo uu dagaal kala dhexeeyo kooxdaas. Cod ay heleen wakaaladaha wararka, kooxda isku magacaawday dowladda Islaamka ee galbeedka Afrika ayaa sheegay in Abuubakar Shekau uu ku dhintay qarax ismaadin ah oo isagu isku … Continue reading Hogaamiye Abuubakar Shekau oo la sheegay in Qarax Ismiidaamin ah isku dilay